Entertainment
DAYAX DALNUURSHE | KUGU DAALAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO
Dayax Dalnuurshe Β· May 15, 2026
π
681.3K
Views
β€οΈ
32.0K
Likes
π¬
1.8K
Comments
β± 4:38π FI
Trending In
Description
Erayada ahmed Haraf Laxanka Khaalid kaamil Music Abdifitah yare kugu daalay adoon i dareemin u dul qaatay adoo i damqaaya kuu daneeyay adoo i duraaya dayrisay qalbi kuu dana sheegtay dumiyaay adigoo dab ku oogay wadnahaad dishay kaa durki waaye kooras ma dullee qof ku soo biday daawo ha dagee la degbaa dabcigaagu ma dawaad ka heshaa dulmigayga doqon ma ihiye waan danqadaaye bal dareen waxan kuugu dul qaato kuu dibjiray adigoon i dabiibin u dirnaaday waxaad dalbanayso ku daryeelay adoon i dawaynin u dib dhigay dartaa danahaygii dafiraay anigoo wax dadaayay oo kun dakhar qabay kaa didi waaye
Country: